xaaji
(m.l) (xujay/-iyo, m.dh)(diinta) Nin muslim ah oo waajibaadkii xajka gudanaya ama gutay.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaaji ↴
xaajiyad [m.dh] (-do, m.l)
(dii.) Haaweenay xajinayso ama xajisay.
maxaajiraa [e.we]
ld maxay.
xujeey [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
eeg xaaji.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg