xaalmari
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Cid sharafteeda wax loo dhimay wax siin ama raalligelin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaalmari ↴
xaalmarin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaalmari.
godob [m.dh]
Xadgudub qof lagu sameeyo oo aan laga xaalmarin oo reeba utun iyo qaa.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg