xaani
(m.dh)Ciid sabbaax ah oo aan boor iyo quruurux midna lahayn. ld xaano.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaani ↴
xaano [m.dh]
ld xaani.
imtixaanid [m.dh]
ld intixaanid, itixaanid.
intixaanid [m.dh]
ld imtixaanid.
itixaanid [m.dh]
ld imtixaamid.
shooxo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Balli yar oo meel xaani ah ku yaal.
tamuux [m.dh]
Carro shawle ah oo aan habaas lahayn sida tan xeebta; xaano; xaani.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg