xaarxaar
(m.l) (-ro, m.dh)Farfar.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaarxaar ↴
xaarxaari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Canaan kulul cid u jeedin.
xaarxaarin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaarxaari.
xaarxaaro [m.dh]
Canaan foolxun.
farfar [m.l]
1. F. ah: meel biyo dhow oo laasaska laga qoto; xaarxaar. 2. Furuqdhoon. ld faarfaar¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg