xaasidad
(Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate) (-do, m.dh)Haweeney xaasid ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaasidad ↴
xaasid [m.dh]
Xaas noqosho, yeelasho.
xaasid [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-diin, m.dh)
Qof aan jecleyn in ay cid aan isga ahayn wax u kordhaan.
xaasid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaas².
xaasid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
ld xasad².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg