xabaalnololi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Cid nool aasid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xabaalnololi ↴
xabaalnololin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xabaalnololi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg