xabawari
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Xoolo iyadoo aan la nasin socod dheer oo aan kalago' lahayn wadid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xabawari ↴
xabawarin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xabawari. ld xabawaris.
xabawaris [m.l]
ld xabawarin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg