xabbaarid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg xabbaar².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xabbaarid ↴
xabbaar [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Qaybinta la qaybiyo xoolo la soo dhacay.
xabbaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Xoolo la soo dhacay qaybin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg