xabeeb
(m.dh)(daaw.) Codka dadka oo qeex-naantu ka ba'do ama si fiican u soo bixi waaya, dalqada iyo cunaha oo wax gaareen darteed.
xabeeb
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)Cod, xabeeb yeelasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xabeeb ↴
xabeebi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Cid xabeeb u yeelid. 2. Cid xiijin.
xabeebid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xabeeb².
xabeebin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xabeebi.
xabeebsad [m.l]
ld xabeebsasho.
xabeebsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax xabeeb yeeshay ahaansho.
xabeebsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xabeebsan. ld xabeebsanaansho.
xabeebsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld xabeebsanaan.
xabeebsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xabeebso. ld xa-beebsad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg