xadan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-dnaa, -dnayd)

Wax dhibban ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xadan

xadnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xadan. ld xadnaansho.

riiraxyo [m.dh]
Qufac badan oo isdabajoogo oo ka dhasha xadanto ku dhacda hunguri cadka. ld riiraxanyo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg