xadro
(m.dh) (-ooyin, m.l)(dii.) Digri.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xadro ↴
xadree [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-reeyay, -raysay)
(dii.) Xadro ka qaybgelid.
digri [m.l]
(dii.)Qasaa'id diini ah oo ay qaadaan wadaaddada dariiqooyinka; xadro. ld digriyid.
xad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Hanti qof kale leeyahay si qarsoodi ah u qaadasho.
xad [m.l] (-dad, m.l)
1. Xudduud; soohdin. 2. ld xaj.
xad [m.l] (-dad, m.l)
(taar.) Xarriiqda kala qaybisa laba hanti ma guurto ah ama laba waddan.
xad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, dday)
1. Wax is-hortaagid. 2. Wax dhibid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg