xagaaf
(m.l) (-fyo, m.dh)Dhul ciid guduud jilicsan leh oo ariga saac u lahayn.
xagaaf
(m.dh) (-fo, m.l)Kabo harag ka sa-maysan oo duug ah.
xagaaf
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-fay, -ftay)Wax siman ka dhigid (dhul).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xagaaf ↴
xagaafayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xagaafee.
xagaafe [m.l] (-fayaal, m.l/dh)
Degaxaar.
xagaafee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-feeyay, -feysay)
Neef xagaafo shilin, ragaad kaga gurid.
xagaafi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Si cagajiid ah u socosho.
xagaafid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xagaaf³.
xagaafin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xagaafi. ld xagaafis.
xagaafis [m.l]
ld xagaafin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg