xagaafid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg xagaaf³.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xagaafid ↴
xagaaf [m.l] (-fyo, m.dh)
Dhul ciid guduud jilicsan leh oo ariga saac u lahayn.
xagaaf [m.dh] (-fo, m.l)
Kabo harag ka sa-maysan oo duug ah.
xagaaf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Wax siman ka dhigid (dhul).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg