xagaalso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Dheri xagaal ka hoolasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xagaalso ↴
xagaalsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xagaalso.
xagaal [m.l] (-llo, m.dh)
1. Guggub. 2. Fandhaal dheri x. looga hoolo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg