xagar
(m.l)Geed leh dhiin badan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xagar ↴
kabrarro [m.dh]
Geed quwaax gaaban, xagarka u eg oo leh asal wanaagsan. ld gabrar.
xag [m.l]
Dhan; jaho; dhinac; gees.
xag [m.dh]
Candhada xoolaha horaad iyo danbeed isku dhinac ah.
xag [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Ciddiyaha, ilkaha iwm cid wax ku yeelid (xagasho). ld xago.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg