xaglis
(m.l)ld xaglisid.
xaglis
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-say, -stay)Xag ka maalid, siiba dhanka bidix (xoolo).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaglis ↴
xaglisid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaglis². ld xaglis¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg