xagmaalid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg xagmaal.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xagmaalid ↴
xagmar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Xagmaalid. 2. Qayb candhada xoolaha mayrax ku marid.
xagmaal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
Xag ka maalid, siiba dhanka bidix (xoolo).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg