xagxagid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg xagxag².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xagxagid ↴
xagxag [m.l]
1. Nabarro yaryar oo aan qotodheereyn oo ku yaal wax dushooda sare. 2. Cunto la kariyay inta weelka dhinacyadiisa ku dhegta.
xagxag [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Nabarro yaryar oo aan qoto dheereyn wax dushooda sare gaarsiin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg