xalid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg xal².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xalid ↴
xalxalid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xalxal².
dhaqdhaq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
Dhawr jeer biyo ku xalid.
faraxalid [m.f.dh]
eeg faraxal². ld faradhaqid.
xal [m.l]
Maaro; mushkilo ama mas'alo maaro u helid.
xal [m.l]
Biyo yar oo wax lagu dhaqay.
xal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-alay, -ashay)
Biyo yar weel ku mayrid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg