xaliiban
(m.l)Caano dhay ah oo xoortii ka dhacday.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaliiban ↴
xaliib [m.l]
Cudur ku dhaca labada arooriye ee dhiigga qaada oo carrabka hoostiisa ah.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg