xalxalid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg xalxal².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xalxalid ↴
carbar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Neef baahan oo biyo cabbay xalxalid.
xalxal [m.l]
Barbarar jilicsan oo oogadu yeelato, inta haragga hoostiisa biyo iyo dhacaan ku soo joogsadaan.
xalxal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
Nabar caalliray barar iyo biyo yeelasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg