xambaaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Wax la xambaaray ahaansho. ld xambaarsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xambaaran

xambaarnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xambaaran. ld xambaarnaansho, xambaarsanaan, xam-baarsanaansho.

xambaar [m.l]
La bixidda gabar la guursanayo xoog lagula baxo. ld xambaarid.

xambaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax dhabarka ku qaadid. 2. Ku x.: cid xumaan dhaxalsiin. 3. Gabar guur laga rabo xoog kula bixid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg