xammis
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-say, -stay)Bun saloolid ama dubid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xammis ↴
xammisan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Bun wax la xammisey ahaansho.
xammisid [m.f.dh]
eeg xammis.
xammisnaan [m.f.dh]
eeg xammisan. ld xam-misnaansho.
xammisnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld xammisnaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg