xanaakad
(m.dh)

ld xanaakadayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xanaakad

xanaakadayn [m.f.dh]
eeg xanaakadee. ld xanaa-kad.

xanaakadee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -daysay)
Cid xanaakad u jeedin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg