xanafiya
(m.dh)

Mad-hab ka mid ah afarta mad'habood oo waaweyn oo Islaamka, waxaana asaasay Imaam Abu Xaniifa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xanafiya

xanafi [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Qof raacsan mad-habta Imaam Abu Xaniifa.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg