xangaruufo
(m.dh)

Ciddiyaha oo wax lagu nabro, lagu xagto; xagatin.

xangaruufo
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ftay, -fatay)

Ciddiyaha wax ku xagasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xangaruufo

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg