xantiirid
(m.f.dh)eeg xantiir².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xantiirid ↴
xantiir [m.l] (-rro, m.dh)
Qof aan waxba haysan; sabool; cayr.
xantiir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Qof aan hanti lahayn noqosho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg