xanuujin
(m.f.dh)eeg xanuuji.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xanuujin ↴
cabaadi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Ka c.: neef geel ah xanuujin si uu cabaad u sameeyo.
qandhuufo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ftay, -fatay)
1. Far iyo suul ciddiyahooda cid ku xanuujin. 2. Cid hoos ugu baaqid. ld qanjaruufo².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg