xaqdarro
(m.dh)

Eex; caddaalad xumo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaqdarro

dhiigmiiro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
1. Nafley dhiig ka shubasho. 2. Cid si xaqdarro ah ku jirto xooggiisa uga faa'iideysasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg