xaquuq
(m.l)

ld xaquuqid.

xaquuq
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-qay, -qday)

Wax faftimo leh simid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaquuq

xaqiiqato [m.dh]
Nabar ka dhasha is xoqidda shafka iyo jeeniga neef geel ah oo caatir keena. ld xaquuqato.

xaquuqan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-qnaa, -qnayd)
Wax la xaquuqay ahaansho.

xaquuqato [m.dh]
ld xaqiiqato.

xaquuqid [m.f.dh]
eeg xaquuq². ld xaquuq¹.

xaquuqnaan [m.f.dh]
eeg xaquuqan. ld xaquuq-naansho.

xaquuqnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld xaquuqnaan.

xug [m.dh]
X. ah: xaskul qori lagu xaquuqay oo buruqdii laga milay oo liilankii caddaa isu haray. 2. ld xuf.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg