xaquuqato
(m.dh)

ld xaqiiqato.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaquuqato

xaqiiqato [m.dh]
Nabar ka dhasha is xoqidda shafka iyo jeeniga neef geel ah oo caatir keena. ld xaquuqato.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg