xaraari
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Qof buka ama dhaawac ah baanin. 2. ld kharaari. Wax qaraar ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaraari

kharaari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax kharaar ka dhigid. ld xaraari.

kharaarin [m.f.dh]
eeg kharaari. ld xaraarin.

xaraarid [m.f.dh]
eeg xaraar².

xaraarin [m.dh]
eeg xaraari. ld kharaarin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg