xaraarin
(m.dh)eeg xaraari. ld kharaarin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaraarin ↴
kharaarin [m.f.dh]
eeg kharaari. ld xaraarin.
xaraar [m.dh] (-ro, m.l)
1. Gebi ku yaal babac qar dheer oo badanaa daayeerku ku hoydo habeenkii. 2. ld tarro. Dhagax-nuuradeed.
xaraar [m.l]
1. Dhadhan aan macayn. 2. Wallac. ld kharaar.
xaraar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Haweeney wallicid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg