xarafso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Wax kulul ama diirran si ay u qaboobaan dabayl u dhigid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xarafso ↴
xarafsasho [m.f.dh]
eeg xarafso. ld xarafsad, xarafsi.
xaraf [m.l] (-rfo, m.l/xuruuf, m.dh)
Alifka af lagu qoro ereyadiisa mid ka mid ah.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg