xareedin
(m.f.dh)eeg xareedi. ld xareedis.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xareedin ↴
xareedis [m.l]
ld xareedin.
xareed [m.dh]
1. Biyo roob. 2. Biyo macaan oo aan cusbo lahayn. 3. X. ah: midab casaan furan ah.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg