xarfad
(m.l)ld xarfasho.
xarfad
(m.dh)Xeelad qof u suurta gelisa in uu danihiisa si fiican u fushado.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xarfad ↴
roob [m.l] (-bab, m.l)
(fiis.) Dhibco biyo ah oo kala baxsan oo ku da'a dhulka kana soo da'a daruuraha, waxaana sameeya qaboob-ka xarfadka ku dhaca uumi biyoodka gibilka.
xarfadayn [m.f.dh]
eeg xarfadee.
xarfadee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-deeyay, -daysay)
Xarfad samayn.
xarfasho [m.f.dh]
eeg xarfo². ld xarfad¹.
xariiftan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Si xarfadi ku jirto qof cayaar ula dheelid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg