xarfi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Hoore kulul ama diirran dabayl ku qaboojin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xarfi ↴
boolibabtaydh [m.l] (-dhyo, m.dh)
(baay.) Iskudhis orgaanig ah oo ka yimaada amiino asiidho isugu xidhmay dariiqadda xarfinta. B.adu waxay isugu xidhmaan si ay u sameeyaan borotiino.
xarfin [m.f.dh]
eeg xarfi.
xarfin [m.dh]
(fiis.) Dariiqadda ay walaxi kaga beddelanto uumi isuguna bedesho dareere. Dareeruhu, tusaale ahaan, waxa sameeya uumi galey gibilka.
xayaabo [m.dh]
Lakab qira yar oo fuula hooreyaasha, badanaa dabayshu xarfiso.
xar [m.l]
1. Budada ka soo daadata qoryaha buluunbulyadu gasho. 2. Xasharaad yar oo qoryaha hoos ka cunta. 3. Dhagaxbadeed aad u khafiif ah.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg