xarfin
(m.f.dh)

eeg xarfi.

xarfin
(m.dh)

(fiis.) Dariiqadda ay walaxi kaga beddelanto uumi isuguna bedesho dareere. Dareeruhu, tusaale ahaan, waxa sameeya uumi galey gibilka.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xarfin

boolibabtaydh [m.l] (-dhyo, m.dh)
(baay.) Iskudhis orgaanig ah oo ka yimaada amiino asiidho isugu xidhmay dariiqadda xarfinta. B.adu waxay isugu xidhmaan si ay u sameeyaan borotiino.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg