xargagsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-sanaa, -sanayd)

Wax xargagay ahaansho. ld hargagsan, xarkagsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xargagsan

xargagsanaan [m.f.dh]
eeg xargagsan. ld hargagsanaan, hargagsanaansho, xargag-sanaansho.

xargagsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld xargagsanaan.

xarkagsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld xargagsan.

xarkagsanaan [m.dh]
ld xargagsanaan.

xarkagsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld xargagsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg