xariiri
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld xariir³.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xariiri ↴
dabaggeli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax, wax kale gadaal kaga xariirin.
saxariiri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid dhibaato weyn gaarsiin..
saxariirid [m.f.dh]
eeg saxariir².
saxariirin [m.f.dh]
eeg saxariiri.
xariir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Barxid (caano). ld xariiri.
xariirid [m.f.dh]
eeg xariir³. ld xariirin.
xariirid [m.f.dh]
eeg xariir². ld xiriirid.
xariirin [m.dh]
ld xariirid.
xiriirid [m.dh]
eeg xiriir². ld xariirid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg