xariirin
(m.dh)ld xariirid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xariirin ↴
dabaggeli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax, wax kale gadaal kaga xariirin.
saxariirin [m.f.dh]
eeg saxariiri.
xariirid [m.f.dh]
eeg xariir³. ld xariirin.
xariir [m.l]
Caano biyo badan lagu daray; candiid; cindiid.
xariir [m.dh]
Lafdhabar; arxan. ld xiriir².
xariir [m.dh]
1. Dhar jilicsan oo qurxoon qaalina ah oo duntiisa ay samayso diirdiirxariireedu. 2. (-ryo, m.dh) Summad idaha dhegaha looga dhigo oo labo alif ah.
xariir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
ld xiriir³ (3).
xariir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Barxid (caano). ld xariiri.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg