xarriiq-taabte
(m.l)(xis.) Xarriiq toosan oo xood ama sallax ka taabta bar keliya, bartaas oo loo yaqaan barta taabtaha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xarriiq-taabte ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg