xasilin
(m.f.dh)

eeg xasili.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xasilin

dami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Dab, nal iwm bakhtin. 2. Dhibaato xasilin. ld demi.

deji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax meel kore ka qaadid oo hoos keenid. 2. Badda dhexdeeda ku qarqin (doon iwm). 3. Qof kacsan xasilin. 4. Nafley meel degaan uga dhigid. 5. Sharci, xeer, iwm samayn. 6. Soo d.: badeeco dal soo gelin; soo waaridid. 7. Xisaabo wadartooda isugey

qabooji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax, wax qabow ah ka dhigid. 2. Wax xasilin.

xasil [m.l]
Aayar; miyir; tartiib.

xasil [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ilay, -ishay)
1. Arrin iwm wax deggan noqosho. 2. Xoolo wax aayar u socda ama u daaqaya noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg