xaysin
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)

Goobta ku da'a roobka xays.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaysin

xays [m.l]
1. Roob jiilaalka ka da'a xeebaha bari. 2. Xilli roob ka da'o xeebaha bari.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg