xeelee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-leeyay, -laysay)

Arrin loo baahanyahay tab ku maarayn. ld xeeladee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xeelee

xeeladee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -daysay)
ld xeelee.

xeelayn [m.f.dh]
eeg xeelee. ld xeeladayn.

xeel [m.dh]
Tab iyo maaro wax lagu xalliyo. ld xeelad, xeelo, xiilo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg