xeeri
(m.l)Heeryo.
xeeri
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Heeryee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xeeri ↴
yamxeeri [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Qof xaaladdiisa dhaqaale oo wanaagsan ka been sheegid; wax badan ka dayrin.
yamxeerin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yamxeeri. ld yamxeero.
xeerid [m.f.dh]
eeg xeer².
xeeryid [m.f.dh]
eeg xeeri².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg