xeerid
(m.f.dh)

eeg xeer².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xeerid

xeer [m.l]
1. (-rar, m.l) Sharci; dastuur. 2. Xarig kor looga xiro aqalka miyiga si aan dabayshu u qaadin.

xeer [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Xarig wax kor kaga xirid. 2. Wax sharci kadhigid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg