xigo
(m.dh)

Geestaan.

xigo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-gtay, -gatay)

1. Neef dhowaan la maalay mar kale maalid. 2. Hadal, maanso iwm oo horay loo sheegay tixraacid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xigo

xigasho [m.f.dh]
eeg xigo².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg