xigsiisan
(m.l)

Aroosidda nin ooridii ka dhima-tay walaasheed arooso. ld xiskiisan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xigsiisan

duumadhawr [m.dh]
1. Gabar yar, oo aan weli qaan gaarin oo xigsiisan loo siiyay nin walaasheed ka dhimatay. 2. Koox caafimaad ah oo la dagaallanta cudurka kaneecada.

xiskiisan [m.l]
ld xigsiisan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg