xigso
(Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3) (-saday, -satay)

1. (f.g) Cid meel fadhida ag fariisasho. 2. (f.g) Cid qaraabo ka dhigasho. 3. (f.mg) Ka x.: cid dhib ka furasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xigso

kalaxigso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Labo qof oo wax isku haysta midkood u hiillin.

xigsasho [m.f.dh]
eeg xigso.

xig [m.l]
Xaskul.

xig [m.dh]
1. In yar oo hoore ah. 2. Neef dhawaan la maalay caano yar oo candhadiisa ku soo dhaca.

xig [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
1. Wax, wax kale u dhowaansho. 2. Xiriir qaraabanimo yeelasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg